Dhul-gariir Khasaare xoogan geystay oo ku dhuftay Jasiirada Sulawesi (Sawirro)

Ku dhowaad 40 qof ayaa dhimatay in ka badan 600 oo kalena way dhaawacmeen ka dib markii saaka dhulgariir cabirkiisu yahay 6.2 uu ku dhuftay Jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia. Xudunta dhul gariirku oo ahaa magaalada Majene, iyadoo ay ku barakaceen ugu yaraan 15,000 kun oo qof, waxaana la sheegay inay jiraan dhismayaal ku burburay … Continue reading Dhul-gariir Khasaare xoogan geystay oo ku dhuftay Jasiirada Sulawesi (Sawirro)